Dabkii ka kacay Suuqa magaalada Diridhaba oo lagu guuleystay damintiisa

0
Diridhaba (Hargeisa Press)- Waxa lagu guulaystay daminta dabkii saaka ka kacay suuqa magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, kaas oo geystay khasaare aad u xooggan. Dabkan...

Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee ,...

0
Kolba Xukuumada Wakhtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa Mid Ka...

Nairobi: Soomaali Laga Dhacay 60 Kun oo Dollar

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Muuqaal ay duubtay Kamaradda Qarsoon ee loo yaqaano CC Tv ayaa muujinaya nin Soomaali ah oo Lacag dhan Lixdan kun...

TALOOYINKA AXMED CAWRO EE XISBIGA KULMIYE By : Ahmed Arwo

0
Waxaan jecleystay inaan dib u eego taloyiin  aan u gudbiyey Shirweyni Kulmiye ee 2007. waa xusuus mudnaanteeda leh, iyadoo aynu ku jirno dhammaadkii muddadii talada dalka...

Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Fadaraalka

0
Somalia waxaa loola jeedaa dhulkii iyo dadkii Somaliyeed ee dalka Talyaanigu gumaysanjiray kana xoroobay 1dii July, 1960. Laga soo bilaabo rididii kelitaliyihii Somalia, Janaraal...

Xukumadii Siilaanyo Waxa U Hadhay 48 Maalmood !!? Qalinkii: Mawliid Ahmed Jibriil

0
Mana dareemayo ifafaale muujinaya in ay doorashada Waqtigii loogu talo galay dhacayso, Mana arkayo mucaarid cadaadis xoogan ku haya oo ku cambaaraynaya xukumada in doorashada...

Shirkadda Somcable oo si weyn uga qayb-qaadatay bandhigga carwada Maalgashiga Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shirkadda Somcable oo ka mid ah Shirkaddaha waa weyn ee dalka, ayaa maanta si weyn uga qayb gashay bandhigga Carwada Maalgashiga...

Wasiirka Deegaanka oo furtay shirka daneeyeyaasha arrimaha deegaanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka cimiladda Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furtay shirka isku xidhka daneeyeyaasha arrimaha...

Ololaha Doorashada Baarlamaanka oo ka Bilaabmay Dalka Djibouti + SAWIRRO

0
Djibouti, (HargeisaPress) —Guud ahaan waddanka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa si rasmi ah uga bilaabmay ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaas oo codbixinteedu u muddaysan tahay 23ka bishan...

Ma Aan Mahadin…W/Q Yonis Musse Bashir

0
Asalaama Calaykum Waraxma Tulaahi Wa Barakaatu, Bacda salaam waxa aan jecelahay in aan ku soo bandhigo qoraalkeygan fikirkeyga ku aadan Magacaabista Gobolka Cusub ee...