Xaqqiqda ka danbaysa Still I am Single By: Maxamed Ciise Aadan

0
Waa subax Arbaca ah Goobtu waxay ahayd Maansoor Hotel Hargeisa Waxaanay dhamaan Wiilashani Ka soo Qayb galeen Meherka sxbkay Suxufi Moh'ed Ismael Xato iyo...

Waar yaa yidhi 27ka July ayay Madaxweyne Siilaanyo ka Dhamaanaysaa? Amb. Kaysar Cabdilaahi

0
Asalaamu Calaykum, Sida uu Dastuurkeenu dhigayo Qodobka 83aad waxa uu Tilmaamayaa Haddii ay suurtoobi weydo duruufo Ia xidhiidha in la qabto doorashada Madaxweynaha iyo...

Ereyadii Kacaanki Siyaad Bare Iyo Eryadan Kacaan Beeleedka Axmed Siilaanyo Meel Ayay Kawada Yimaadeen...

0
Ereyadii kacaankii siyaad bare iyo ereyadan kacaan beeleedka axmed siilaanyo meel ayey kawada yimaadeen meelna way kuwada socdaan intaas ka dib sirdoonka dhumucda fog...

Barnaamijka Xisbiga Waddani Waa Badbaadada Qaranka qabyaaladu naafaysay Af-hayeenka Dhallinyarada xisbiga Waddani.

0
Xisbiga Mucaridka ah ee Waddani wuxuu ummada wax kaga rabaa haddi ay ku qancaan wanaag, walalnimo, wada-jir iyo wax-wada qabsi, barnaamij cuddoon, waxqabad kaabayashiisi...

Maxamed Aw Siciid Waa Ganacsade La mahadiyey. W/Q: Aadan Jaamac Cabdilaahi

0
Waxaan qalinka u qaatay inaan ka hadlo maqaal dhawaanahan ku soo baxayey qaybaha kala duwan ee warbaahinta kaas oo la xidhiidhay dhaliilo loo jeedinayey...

Tacsida Geerida Geesigii Halyeey Fuaad Aadan Cade Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
Inaa Lilaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Allah...

Failed and Spiteful Politicians: A real threat to Somaliland’s Security and Social Stability!! ...

0
Failed, spiteful and hatemonger politicians are everywhere!! They can be found in all colours and in all corners of the world. But still they...

Dhaliillayaasha iyo dhegaystayaasha Somaliland! Qalinkii : Cabdicasiis Ibraahin Ciise ‘Daacad’.

0
Waagii u beryay siyaasaddii cakirrantay geeridii marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal (AHUN) ka dib, waynu af go'nay oo aynu aabbayaasheen fuudka la cabnay. Waxa soo...

Goormay Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu xaaraan noqotay? (W.Q. Garyaqaan Cabdiraxmaan Cabdi Xasan)

0
Waxay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen in go’aanka muddo kordhinta golaha guurtidu tahay waxba kama jiraan.Hadaba waxa is waydiin mudan sideebuu go’aanka guurtidu u noqday...

Madaxweyne tallo nasteex u ah dalka iyo dadka ayaan kuu haynaa aqbalkeeda…Maxamuud Cali Sh...

0
Hargeysa- Bisha Ramadaan fadaa’il badan ayey leedahay ka mid yihiin inay tahay bishii Ilaahay soo dediyey Qur’aanka kariimka, oo ah acmaasha bishan ummada islaamku...