Madaxweyne miyan la joogin wakhtigaad ku dhawaaqi lahday musiibo Qarran oo ah abaarta ah...

0
Waxaa ariin laga yaxyaxo ah in guud ahaan bulsho weyntii qarankan mood iyo noolba ayaa sahaytayy ama idleysay abaar dabbo dheeratay taaso oo keenatay...

Daawo: Suldaan-C/kariim Faarax “Dulmi-diid” Ahna Guddoomiyaha Ururka C&SS Oo Talooyin Wax Ku Ool Ah...

0
HargeisaPress — Suldaan cabdikariin faarax Dulmi DIID OO shacbiga reer Somaliland ugu baaqay in laga badbaadiyo burbur xusbiga Ucid aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen...

Runtaydu Fanta Maaha !!!! Godomiye Faysal Cali Warabe Allah Ka Wayen Sharciga Ka Wayen...

0
Aniga O Ah Samia Muse Waxaan Maanta Halkan Ka Cadaynaya Inaano Godomiye Faysal Cali Warabe Aanu Noqon Karaynin Nin Masuul Ah Amma Hogamiye Shacab Ah. Waligayna...

Hiddo-Dhawr baa mise Waa Hiddo-Doorin !!!

0
Somaalidu waxay inbadan  kaga astaysnayd qawmiyahada ay dariska yihiin dhaqan iyo hido u gaar ah . dhaqanka somalida ayaa salka ku haya kana curta(unkama)...

BERBERA: Waraaqaha Keena Oo Basaska Dib u raaca !!

0
Wakhti kastaa wuxuu wataa waayihiisa waxaan xasuustaa doorashadii Golahayaasha Deegaanka Dalkan JSL ayaa waxaa dhacday in musharax kastaa uu soo samaysto Kaadhadh (Cards) uu...

KULMIYE oo abaabulaya Qorshe La doonaayo in Lagaga Takhaluso Suldaanka Guud ee Subeer Awal

0
HARGEISA , (HargeisaPress) — Guud ahaan Dadweynaha Reer Somaliland, gaar ahaana Beesha Subeer Awal oo Maalmihii u dambeeyay la socday dhaqdhaqaaqyo Xukuumaddu ku doonaysey...

Xukuumada & Xisbiga Kulmiye Haka Waantowdo Farogalinta Qaawan Ay Ku Hayso Madax-dhaqameedka, Suldaan Xasan...

0
“Hadii aynu ku ogayn inay xadaan xoolaha umada waxay ku darsatay boob casri ah iyo inay bililiqaysato madaxdhaqameedka”   Waxaan aad uga xumahay Xukuumada iyo Xisbiga...

Ayaa Hortaagan Ansixinta Gobalnimada GABILEY?. By: Maxamed Ali Mataan

0
Falaadhi Gilgilasho Kaagama Go'do ayey Hore u tidhi Soomaalidu Magacaabista Gobalka Gabiley Waxaa Iska lahaa Xukumadii UDUB ee uu Madaxweynaha ka ahaa Daahir Riyaale...

Waa Maxay Sababta Ugu Weyn Ee Kaliftey In Ruushku Ka Saaro Ciidamadiisa Cirka Dalka...

0
Ruushka iyo Suuriya waa laba dal oo aad iskugu dhaw dhinaca siyaasadda, nidaamka xukunka iyo taariikhda is-ahaanshiyaha dhinacyada iskaashiga. Sidoo kale Saldhigga kaliya ee...

Ma waxaynu nahay dad aan isu nixin? Mise waxaynu nahay dad aan ilaahay naxariis...

0
Sida laga warqabo Dalka waxaa ka jirta Abaaro aad u xun oo xiligan saamayn weyn ku yeeshay Xoolihii la dhaqanayey, suurto-galna ay tahay inay...