Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka isdhexgalka dhalinyaradda ee kubadda cagta oo ka furmay...
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka isdhexgalka dhalinyaradda ee kubadda cagta oo ka furmay garoonka Turkey-ga ee ku yaala Magaalada hargaysa.
Ciyaar xalay ka dhacday...
Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Hambalyada Meherka Samir xassan iyo Muna Abdi dhumey oo...
Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...
Hambalyada Meherka Samir xassan iyo Muna Abdi dhumey oo meherkoodu ka qabsoomay Masaajidka Rusheeye...
Shaqaalaha Madaxtooyadda somaliland Naasir Yuusuf Daahir,Ahmedyasin sh cumar ahmed,Muxiyadiin Tiyaabo, Sacad sheekh muuse qaalib, Mohamed cilmi xasan,Abiibakar ahmed igal, Siciid Abdi gaboobe, Sucaad Jaamac...
Maxkamadda Gobalka Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Qareen Lagu Helay Musuq
Hargeysa, (HargeisaPress) –Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun sadex sano ah ku riday Qareen Asad Cilmi Nuur oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.
Waxa...
Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Kulan Hambalyo Iyo Dardaaran Ah Berbera Kula Qaatay 50-Ka...
“Mucjisooyinkii Tartankii Imtixaanka Gobolada Ku Soo Aragnay, Waxa Ka Mid Ahayd Dad Walaalo Ah Oo Ku Wada Guulaystay Shaqooyinka, Maantase Waxaanu Hayna Lamaane Qoys...
Shirkadda SOMSITE Oo Qiime-Dhimis Ballaadhan Ku Soo Bandhigtay Carwada Ganacsiga Somaliland
Hargeysa, (HargeisaPress) –Shirkadda Nashqadaynta iyo samaynta Website-yada ee SOMSITE oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya Carwada 8aad ee ganacsiga Somaliland ee ka socota...
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dawladiisa Ugu Baaqay Inay Horseed Ka Noqoto Aqoonsiga...
Hargeysa, (HargeisaPress) –Xildhibaan Mathew Offord oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa dawladda dalkiisa ugu baaqay inay horseed ka noqoto aqoonsiga qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland.
Xildhibaan...
WARGELIN: Taariikhda iyo Goobta Imtixaanka Shaqo ee Gobolka Saaxil
BERBERA, Waxaa maalintii Axada ahayd si habsami ah u soo dhamaystirmay qabashada codsiyadii Shaqo ee Gobolka Saaxil iyo guud ahaan-ba dalka halkaas oo ay...
Hambalyo Meher: Axmed Muxumed Cawl Guunje iyo Muna Aw Ciise Kaahin Ka Qabsoomay Mango...
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere,Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac,Wasiirkii Hore ee Wasaarada Duulista iyo Hawada Farxaan Aadan Haybe,Ganacsade Aadan Axmed...
Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Adag U Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi
Hargaysa, (HargeisaPress) –Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ka mid ah xisbiga KULMIYE, qayb weyna ka qaatay ololihii uu Madaxweyne Muuse Biixi u galay doorashadii...