Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka isdhexgalka dhalinyaradda ee kubadda cagta oo ka furmay garoonka Turkey-ga ee ku yaala Magaalada hargaysa

0
1439

 

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo furay tartanka isdhexgalka dhalinyaradda ee kubadda cagta oo ka furmay garoonka Turkey-ga ee ku yaala Magaalada hargaysa.

Ciyaar xalay ka dhacday Garoonka Turkiga ee caasimadda hargaysa waxaa lagu furay kooxaha  Sahal team Vs Somtech

Waxaa kasoo qaybgalay wasiiro Wasiirka ciyaaraha Boos mire.

Waxaa halkaa iyaguna ka hadlay laba ciyaartoy oo kasoo kala jeeday labada kooxood ee ciyaaray, Muxiyaadiin Tiyaabo iyo Abdirisaaq Daahir Guray waxaanay ka mid ahaayeen dhalinyaradii kulanka hirgalinteeda qayb wayn ku lahaa.

Fadlan Halka ka daawo

Hargeisapress Main office

LEAVE A REPLY