Maxkamadda Gobalka Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Qareen Lagu Helay Musuq

0
1281

Hargeysa, (HargeisaPress) –Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun sadex sano ah ku riday Qareen Asad Cilmi Nuur oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka.

Waxa kale oo ay Maxkamada gobolka Maroodi-jeex Qareenkan ku xukuntay in mudo shan sano ah lagala noqdo ruqsadii qareenimo.

 

LEAVE A REPLY