Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo la kulmay Baarlamaanka Minnesota

0
Minnesota (Hargeisa Press)- Xildhibaan Jaamac Abokor Dubbe oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa uu kulan ballaadhan uu la qaatay madaxda...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Hargeysa kala qayb-galay Tukashada Salaadda Ciidul Adxada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa waxaa uu saaka shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidul...

Somaliland Waxay sii Wadaysaa Halganka Madax-bannaanideeda, Horumarka iyo Doorkeeda Istaraatiiji ee Aduunka

0
“Guusha Somaliland way imanaysaa, ictiraafkuna wuu imanayaa,” Madaxweynaha Somaliland oo si kalsooni leh bulshada ugu bushaareeyay guul Qore Axmed M. Saleebaan Hargeysa (HargeisaPress)- Somaliland waxay sii...

Madaxweyne Cirro oo shaaciyay inuu safar ku tegi doono Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo dalka ku soo laabtey maanta gelinkii dambe, ayaa hoosta ka xarriiqay in safarkii Nairobi ee ay...

Fannaanada Mss Xiis oo sheegtay in Ciidanka Deegaanka Soomaalidu Afduubteen Walaalkeed

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Fannaanada Mss Xiis, ayaa sheegtay, in Ciidanka Dowlad Deegaanka Soomaalidu ay la baxeen oo ay kaxaysteen walaalkeed oo meel ay la...

Jaamacadda Hargeysa oo martigelisay Shirka sanadlaha ee mashruuca dhisida Jaamacaddo xoogan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Jaamacadda Hargeysa, ayaa martigelisay shirka sanadlaha ah ee mashruuca DHISIDA JAAAMACADDO XOOGAN (PSU) kaas oo ay maalgeliso Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee...

Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo dalka kusoo laabtey

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Kenya, ayaa maanta dalka...

Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha oo kulan is-faham iyo wada-shaqayn ah la yeelatey Hay’adda FCA

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Mudane Axmed Aw-daahir Xaaji Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Khadar Nuur...

Madaxweyne Cirro oo la Kulmay Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga +...

0
Nairobi,(HargeisaPress)– Siyaasiga Caanka ah Mudane Raila Amolo Odinga, ahaana Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Kenya, ayaa hoyga uu ka deggen yahay Nairobi kulan sharafeed...

Dhaqaalaha dadka ee qof ilaa qoys oo hoos u dhac weyn ku yimid markaad...

0
Su'aasha ugu badan ee dadku isweydiinayaan waa maxaa is badelay? Siyaasadu waa u dananaynta dadka u adeegidooda iyo u hadalkooga hadba xaaladaha lagu jiro iyo...