Cunto-kariyihii ka fakaday Xabsiga Mandheera !!
Mudane, Douglas Basil Hall markii uu la wareegay maamulka xukunka talada dalka British Protectorate of Somaliland, taariikhdu markay ahayd 11 July 1959 illaa iyo...
Facebook oo hakiyey tobannaan kun oo App
Shirkadda Facebook ayaa shaaca ka qaadday iney hakisay tobannaan kun oo App. Wixi ka dambeeyey fadeexaddi Facebook ee la xidhiidhay baadhitaankii Cambridge Analytica iney...
Ku Dayo Gar-adag oo ku Dayo Qurbo-joogtooda
Bulshada ku dhaqan Degmada Gar-adag ee Gobolka Sanaag ee ku kala sugan gudaha dalka Somaliland iyo qurbo-jooga ku nool dalalka dibadda, ayaa isku hawlay...
Nin Shimbir ka cararaya oo geeridiisa la kulmay
Nin u dhashay waddanka Australia ayaa geeriyooday ka dib markii uu shil la galay baaskiil uu kaxeynayay, isagoo xilligaas isku dayayay inuu ka baxsado...
Qoraa Sheegtay Xuquuqda Qoraalka Buuga Cabdi Qays oo La Soo Bandhigay, Dacwadna Ku Oogaya...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Qoraa lagu magacaabo Maxamed Cismaan Ugaaska ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay xogo ku saabsan xuquuqda qoraalka Buuga Abwaan Cabdi Qays...
Berbera: 8 Ka Mid Ah Wakiillada Maraakiibta oo Xabsiga Loo Taxaabay
Berbera (Hargeisa Press) – 8 Qof oo ka mid ah Shaqaalaha ka hawl-galayey Xafiisyada Wakiillada Maraakiibta ee Magaalada Berbera ayaa Xabsiga loo taxaabay.
8-da Qof...
Shirkadda Isu-socodka Gobolada Somaliland Ee SAHAL oo Adeegyadeeda Is-gaadhsiineed Ku Soo Bandhigtay Carwada Tignaalajiyadda
Hargeisa (Hargeisa Press)- Shirkadda isu-socodka Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland ee Sahal, ayaa Adeegyadeeda Dhinaca Isgaadhsiineed ee Casriga ah ku soo bandhigay Carwada Tignoolajiyadda Somaliland...
Kuwii Mudnaa Ayaa La Muuneeyey!
Kuwii Mudnaa Ayaa La Muuneeyey!
Qore: Cumar M. Faarax
“Aan kuu sheegee Shaqaaluhu waa
Sharaftii dhulka Sharraxaysay
Waa kuwa Shiida Camuuddee
Kala Shubayee ka soo shaandheeya Macdantee
Kala Shiilee u...
Sheekh Saleebaan oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudoomiyenimada Kulmiye Ku Wareejiyo Maxamuud...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Agaasimihii hore Wasaarada diinta iyo Awqaafta Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo Sheekh Saleebaan Siciid Cali ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu...
Berbera: Wiish Dekedda Yaalay Oo Dab Qabsaday Ku Shuf Beelay
Berbera (Hargeisa Press.com): Mid ka mid ah Wiishashka Dekedda Berbera ee loo isticmaallo soo dejinta Koonteenaradda ayaa gebi ahaanba shuf beelay kadib markii uu...