Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Guddida sare ee Akaadamiga Nabadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu weheliyo Guddoomiyaha Guddida Nabadda Qaranka, ayaa maanta kulan la qaatay Guddida sare...

Machadka Cilmi-baadhista IPCS oo qabtey kulan ku aadan Xaalada Badda Cas

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Machadka Cilmi-baadhista Nabadda iyo Khilaafaadka (IPCS) ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa qabtay muxaadaro cilmiyeed aad u xeel dheer oo ciwaankeedu ahaa “Isku-beddelka...

“Isbedelkii ma wuxuu noqday in Madaxtooyadii Qaranka laga-dhigo Xafiis Xisbi leeyahay”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hadalka ka soo yeedhay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada wuxuu muujinayaa heerka uu taagan yahay fahamka siyaasadeed iyo dawladnimo ee madaxda xukuumadda...

Xarakaadka ka socda Mareykanka ee la xidhiidha Aqoonsiga Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa warbixin ka qoray xarakaadka ka socda Mareykanka ee...

Hargeysa oo lagaga dhawaaqay madal kulmisay siyaasiyiinta Somaliland iyo sababta isu keentay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Madasha Indheer Garadka Soomaalinad Oo Maanta lagaga dhawaaqay madal kulmisay siyaasiyiinta Somaliland iyo sababta isu keentay. WAR SAXAFDEED MADASHA INDHEER GARADKA SOMALILAND (SOMALILAND INTELLECTUAL FORUM-SLIF) 12th May...

Madaxweyne Cirro oo kulan la yeeshay Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu maanta kulan muhiim ah uu la yeeshay Xubnaha Guddida Doorashooyinka qaranka. Kulankan...

Dallada SONYO iyo Wasaaradda Ciyaaraha oo daahfuray Barnaamijka kor-u-qaadida Doodda Dhallinyarada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dallada Dhallinyarada heer qaran ee SONYO Umbrella iyo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, ayaa maanta si rasmi ah u  daahfuray Doodda Dhallinyarada...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley wefti ka socda Shirkad Mareykanka ah

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay Shirkad Caalami ah...

Wasiirka Duulista oo booqday Dugsiga Sheekh Cali Ibraahim ee magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo horumarinta Madaaradda Somaliland Fu'aad Axmed Nuux, ayaa waxaa uu maanta booqasho ku tagey Dugsiga Sheekh Cali...

Madaxweyne Cirro oo ku dhawaaqay aasaaska Sanduuqa Qaranka ee Daryeelka Agoonta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Maalinta Qaran ee Iskaalmaysiga Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland...