XUQUUQAHA UGU MUDAN EE MUWAADINIINTA WAXA KA MID AH XUQUUQDA SIYAASADEED

0
Xisbiyadu iyaga oo siyaasadii dalka kooto in loogu xidho raba ayaa ay dhexdooduna kooto kale sii tahay oo aan qofku hankiisa ka dhex xaqiijin...

Maxaa Laga Filan Karaa Maxkamada Sare oo Loo Gudbiyay Caqabadii Saami-qaybsiga Ee Doorashada Wakiilada...

0
Xeer no 20-2/2005 waa Xeerkii doorashadii hore ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland lagu gallay sanadkii 2005 , muran badan iyo murug saamiga ah awgeed...

Yaa Mudan in Bilad dahab ah la siiyo. !!!

0
Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Cali Jibriil (Suldaanka Nabada) Qormadan Kooban waxa aan ku soo qaadan doonaa ee la baxday yaa mudan in la siiyo Bilad...

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadda Oo Musuqay $200,000 Oo Ka Mida Miisaaniyadii Imtixaanaadka Ee...

2
HARGEISA— Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadda Somaliland Axmed Abokor Ayaa Leexsaday Lacag Dhan $200,000 Oo U Dhiganta %48 Ka Mida Miisaaniyadii Imtixaanaadka Ee Sannad-Dugsiyeedkan 2019/2020. Miisaaniyada...
Solja

SOLJA oo Tababbar U Furtay 30 Suxufi oo La Barayo Baadhitaanka Xogaha Qarsoon

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Tababbar ugu qabtay magaalada Hargeysa 30 Suxufi oo ka kala yimid guud ahaanba gobollada...

Somaliland Taiwan Waxay Ka Doorbiday Saaxiibadii Dhalanteedka Ahaa: Qaybta 2-aad

0
Waxa jira dad dareen walaac leh ka muujiyay xidhiidhka diblamaasiyadeed ee  Somaliland iyo dalka Taiwan oo Shiinuhu ku doodo in ay tahay gobol ka...

Aqoonsiga Somaliland Waxyaabihii Fududeyn Lahaa Waxa Ay Ragaad Ku Yihiin Gudaheena

0
Qaranka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu mudo sagaal iyo labaatan sano ah ka madax banaana dalkii la odhan jiray Jamhuuriyada Somalia oo uu 18 May...

Ma Maanta oo La Ina Leeyahay Somaliland iyo Soomaaliya Ayaa Is-dhexgal Ku Heshiiyay Ayaan...

0
Waxa wax lala yaabo ah in si fudud loo yidhaahdo masiir umadeed ayaa khalad madbici ahi gallay ( Typing error ) oo umada hadalka...

Bal Diwaanka Dib U Yara Baadha

0
Waxa aan ogaaday in dadka ugu badan ee ku doodi jiray in aan la carqaladayn isu-socodka bulshada, Xukuumadda Somaliland-na ku cambaarayn jiray marka la...

Wada hadalada Somaliland iyo Soomaliya W/Q:- Rooble Cabdi Muuse

0
Maqaalkan waxaa aan si kooban se ku salaysan xaqiiqooyinka dawladnimo iyo sharci ee jira, ugu eegayaa wadahadalada Somaliland iyo Somaliya. Waxaan maqaalkan kaga jawaabayaa...