Michael Arezanti: “Somaliland waa Laambada Dimuqraadiyadda iyo Nabada Geeska Afrika”
Stockholm (Hargeisa Press)- Michael Arezanti oo ah khabiir iyo qoraa ka tirsan machad fadhigiisu yahay dalka Sweden, ayaa warbixin uu ku daabacay warbaahinta caalamiga ah...
Jabuuti oo dhisanaysa waddo ku kacaysa $15 Milyan oo Dollar
Djibouti (Hargeisa Press)- Dowladda Jabuuti, ayaa waxaa ay daahfurtay mashruuc lagu dhisayo waddo wayn oo isku xidhi doonta gobolada Koonfurta ee dalkaas.
Mashruucan, ayay dowladda...
Dibad-baxyo ka socda Nairobi iyo Wararkii u dambeeyay
Nairobi (Hargeisa Press)- Dibad-baxayaal badan oo Kenyan ah, ayaa maanta oo Salaasa ah isugu soo baxay bannaanka baarlamanka si ay uga mudaaharaadaan kordhinta cashuuraha muranka...
Wefti ka socda Congress-ka Mareykanka oo soo Gaadhay Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wefti balaadhan oo ka socda Aqalka Sare ee Mareykanka (US Congressional Staff), ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
Waxaa...
Xukuumadda Somaliland oo Baaq u jeedisay Hay’addaha Xuquuqal Insaanka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta ahna afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa ugu baaqay hay’addaha caalamiga...
Madaxweynaha Somaliland oo kormeeray Madxafka Qaranka + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay dhismaha cusub ee loo bineeyey madxafka Qaranka oo dhismihiisu gunaanad ku dhaw...
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciidal Adxada.
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda ciidal Adxaha.
Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid...
Dawlada Itoobiya oo sheegtay in ay Somaliland aqoonsanayso
Addis-Ababa,(HargeisaPress)–Wasiiru-duulaha Hawlaha Guud ee Itoobiya Tarekegn Bulbulta ayaa sheegay in Itoobiya ay aqoonsandoonto Somaliland.
Bulbulta waxa uu sheegay in uu kalsooni ku qabo in Itoobiya...
Madaxweynaha JSL Ayaa Hambalyo u direy Shacabka Reer Somaliland iyo guud ahaanba umadda islaamka
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba ummadda Islaamka ku hambalyeynayaa munaasibadda Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada...
Hay’adda Shaqaalaha Somaliland oo Fasax Gelisay Hay’addaha Dowladda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa fariin ku aadan munaasinada Ciidul Adxa awgeed u dirtay dhamaan masuuliyiinta shaqaalaha dowladda.
Hay’adda oo war-saxaafadeed soo...