Dareennada ku xeeran Safarka Madaxweyne Cirro ee Qatar iyo Su’aalaha u baahan Jawaabaha?

0
Sida aan halkan hore ugu baahiyey waxa si rasmi ah loo xaqiijiyey Safarka Madaxweynaha ee Dalka Qatar, sida uu baahiyey Telefishanka Qaranku. Tan iyo intii...

Dahabshiil iyo Save the Children oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo Muhiim u ah...

0
Nairobi (HargeisaPress)– Dahabshiil Group iyo Save the Children, ayaa maanta Nairobi ku kala sexeexday heshiis iskaashi oo Soomaalida muhiim u ah, kaas oo lagu...

Bulshada Somaliland ee Dalka Switzerland oo Qoraal Rasmi ah u gudbiyay Xarunta Qaramada Midoobay...

0
Ganeva (HargeisaPress)– Dhaq-dhaqaaqa Aqoonsiga Somaliland ee dalalka caalamka ayaa soo xoogaysanaya maalinba maalinta ka danbaysa, waxaana dhaw wakhtigii ay dunidu garwaaqsan lahayd dawladnimda Somaliland. Xarunta...

Boorama oo laga xusay 65 guuradii ka soo wareegtay Xornimada Somaliland + SAWIRRO

0
Boorama (HargeisaPress) Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝟔𝟓𝐚𝐚𝐝 ee kasoo wareegtay, markii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimada ka qaadatay, gumaystihii Ingiriiska 𝟐𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟏𝟗𝟔𝟎-kii...

Maalinta 26-ka Juun waa maalinta ugu mudan maalmaheena Qaran

0
Hargaysa (HargeisaPress) –Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa sheegay in maalinta ugu mudan maalmaha Qaran ee Somaliland ay tahay maalinta...

Prof. Samater: “26-ka June waa Madfaca ugu wayn ee Somaliland soo hordhigi-karto Soomaaliya”

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka hadlayay munaasibada lagu xusayay 65 guurada ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Maxmiyadii...

Madaxweyne Cirro: “Caawa waa habeen ay Jamhuuriyadda Somaliland Aqoonsi ka heshay 35 dawladood oo...

0
Hargaysa (HargeisaPress)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo khudbad ka jeediyay munaasibada sannad guuradii 56-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland...

Aqoonsiga Somaliland: Fursad Xidhiidhinasa Qiyam-ka iyo Istiratiijiyada UK iyo USA”

0
Sababta ay tahay in xukuumadda Ingiriisku ay u aqoonsato Somaliland” Warbaahitna Leftfootforward Qore Axmed M. Saleebaan Hargeysa (HargeisaPress)– Warbaahinta Leftfootforward ee dalka UK ayaa si qoto...

Jamhuuriyadda Somaliland hoyga dib u dhiska dawladnimada iyo dimuqraaddiyadda Geeska Afrika

0
ᴊᴀᴍʜᴜᴜʀɪʏᴀᴅᴀ ꜱᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ᴡᴀxᴀ ᴀʏ ᴋᴀ ꜱᴏᴏ ᴊᴇᴇᴅᴀᴀ ʟᴀʙᴀᴅɪɪ ɢᴏʙᴏʟ ᴇᴇ ʟᴀ ᴋᴀʟᴀ ᴏᴅʜᴀɴ ᴊɪʀᴀʏ ꜱᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ʙʀɪᴛɪꜱʜ ᴘʀᴏᴛᴇᴄᴛᴏʀᴀᴛᴇ ɪʏᴏ ɪᴛᴀʟɪᴀɴ ꜱᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ᴇᴇ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏᴏʙᴀʏ ᴅᴀᴡʟᴀᴅɪɪ...

Madaxweyne Cirro oo xadhigga ka jaray Saldhigga Dhexe ee Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa maanta xadhiga ka jaray Saldhigga dhexe ee Booliska Caasimadda Hargeysa oo dib-u-habayn iyo...