Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in maxkamad la saarayo Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono. Wasiir ku xigeenka arrimaha...

Wasaaradda Qorshaynta oo daahfurtay shirka saddexaad ee wadaageyaasha horumarinta qaranka

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta Qaranka Somaliland, ayaa Hargeysa ka daah furtay shirka sadexaad ee Wadaagayaasha horumarinta Qaranka, kaasi oo sadexdii biloodba mar...

Golaha Wakiillada Somaliland oo war soo saaray, baaqna ujeediyay laamaha amaanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir-guddoonka aqalka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo maanta Xukuumadu xabsiga u taxaabtay. Xildhibaan...

Cod sir ah oo laga helay telefoonka Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maanta dowladda Somaliland xabsiga u taxaabtay, ayaa mobile-kiisa laga helay codad sir ah oo uu ku diyaarinayay...

Wasiirka Deegaanka oo furtay shirka daneeyeyaasha arrimaha deegaanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka cimiladda Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furtay shirka isku xidhka daneeyeyaasha arrimaha...

Madaxweyne Biixi oo gaadhay degmada Baki ee gobolka Awdal

0
Baki (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii balaadhanaa ee oo uu hoggaaminayay, ayaa maanta gaadhay degmada Baki oo ka tirsan...

Waddani oo sharcidaro iyo dastuur-jebin ku tilmaamay xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa waxaa uu ka hadlay xadhiga xukuumadda Somaliland kula kacday Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid...

Maamulida dhaqaalaha ee Hawada Soomaaliya oo laysku haysto

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Soomaaliya, ayaa waxaa ay maamulka hawadeeda ku wareejinaysaa Shirkad laga leeyahay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Shirkaddan oo lagu magacaabo Cloud Air Navigation...

Cabdiraxmaan Cirro oo gaadhay xarunta denbi-baadhista Hargeysa – muxuuse kala kulmay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa goor-dhawayd gaadhay xarunta denbi baadhista Somaliland ee C.I.D-da...

Xukuumadda Somaliland oo xabsiga dhigtay Xildhibaan Maxamed Abiib

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta xabsiga u taxaabtay Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan mudanayaasha aqalka golaha Wakiillada Somaliland. Xildhibaan Maxamed...