Baarlamaanka UK oo boggaadiyay heshiiskii isfahan ee Somaliland iyo Itoobiya

0
London (Hargeisa Press)- Aqalka odayaasha ee Baarlamaanka dalka Ingiriiska, ayaa maanta si weyn uga hadlay heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala saxeexdeen dowladaha Somaliland...

Golaha Deegaanka Liverpool ee dalka Ingiriiska oo aqoonsaday Somaliland

0
Liverpool (Hargeisa Press)- Golaha Deegaanka ee magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska, ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay Somaliland u aqoonsadeen dal madax-banaan. Golaha deegaanka ee...

Maxay Guddida Doorshooyinku kala hadleen Xisbiyada iyo Ururrada?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashada qaranka Somaliland, ayaa  kulan la qaatay Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasada. Waxaanay ka wadahadleen qorshe hawleedka u diyaar garowga Doorashooyinka...

Shirkii hal-abuurka ganacsiyada Somaliland oo la soo gabagabeeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaaimaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland, ayaa soo xidhay kulan aqoon korodhsiga Tabobarka Tabobaraasha ah oo ku saabsan hal-abuurka ganacsiyada. Aqoon...

Xukuumadda Somaliland oo u digtay Ciidamada Badda Turkiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaashaanka u daruurtay in ciidamada badda ee Turkigu yimaadaan xeebaha Somaliland. Sidaasna waxa  lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo...

Hay’adda PSPH oo Somaliland ku qabatay shir lagu gorfeynayay Caymiska Caafimaadka + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Shir Lagu Lafo-gurayey sidii Kor loogu Qaadi lahaa caymiska caafimaadka Somaliland ayaa maanta oo lagu qabtay Magaalada Hareysa. Munaasibadii loo sameeyey qabsoomida shirka...

Golaha Wakiillada Somaliland oo kal-fadhi aan caadi ahayn la isugu yeedhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa laysugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn si ay go’aan uga gaadhaan dacwadda lagu soo oogay xildhibaan Maxamed...

Ahmiyada istiraatijiyadeed ee Aqoonsiga Somaliland u leeyahay amaanka Israel

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Sannadihii u dambeeyay, muuqaalka juquraafiyeed ee Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika waxaa ka muuqday xiisado isa soo tarayay, gaar ahaan Iran iyo...

Joe Biden oo ka hadhay tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, ayaa ku dhowaaqay in aanu mar kale u tartami doonin xilka madaxweynaha Mareykanka, isaga oo soo afjaray...

Itoobiya oo guulo dublamaasiyadeed ka gaadhay ilaalinta danaha qarankeeda

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay guulo dublamaasiyadeed oo la taaban karo ka gaadhay ilaalinta danaha qarankeeda sannad-maaliyadeedka Itoobiya ee la...