Cabdilaahi Cukuse Muxuu Ka Yidhi Kulankii Xajka Ku Dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Wasiirada Somalia?

0
739

Hargeisa (Hargeisa Press) – Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii kala dambeeyay ee Somaliland, ayaa ka hadley kulankii Xajka ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo xubno kamida Wasiirada Soomaaliya.

Dhinaca kale, Ex, Wasiir Cabddilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadley sida uu u arko hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi iyo qaab dhismeedka Xukuumadiisa.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here