Burco: Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Oo Arday Tababar U Furtay

0
527

burco (HP): Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta tababar ku saabsan Dastuurka Iyo Waddaniyada u furtey Arday ka kala socotay Jaamacaddaha magaalada Burco iyo qaar ka mid ah Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada Burco.


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here