BOOLISKA IYO DILKA DHALIN YARADA SOMALILAND BY: HIBAAQ MAXAMED WARSAME (HIBAAQ DAGAN)

0
1232

Maxay dawladu wax uga qaban waydy falalka ay gaysanayan booliska sida Axmaqnimada leh ee ay uga tooganayaan madax iyada oo ay masuula ka tahay Wasarada Arimaha guduha miyeyna ahyn in deg deg loo’joojiyo dilelka loogay sanaayo shacabka waliba matada ah iyo masuuliyintii sare ee ciidanka dalka iyo nabadlayo darata ka jirta qaar kamid ah gobolada dalka. Waa in labaadho dilalkii dhacay taas oo dacayd laga yahay iyo nabad galayo darada soo foodsaraysa dalka iyada oo ah wixii qudhahaa ee aynu ku faani jirnay isla markaasna ah takaliya ee aynu ugu faanijirnay beesha calamka.

 

Maxay tahay dalaabada deg dega ah ee ay xukuumadu ku joojinkarto dililakan dhacay iyo nabad galayo darada soo food saratay dalkeenii. Sidaan ka wada dharag sanahay wax mudooyinkii u DAMBEYEY aaad ugu soo badanaya dalkeena dileleka Arxan darada ah ee ay boolisku u gaysanayan dadka shacabka ah taas oo aan haboonan in ay boolisku KAGA jawabaan rabshadah dhaca dil iyo toogasho.

 

Sidoo kale waxad Arkaysaan in aan wali wax Talaabo ah. Cidina aysan ka qaadin dhibka loogaysanaayo muwaadinka jooga dalkiisa hooyo. miyey San ayaan daro ahyn in dad shacabka ah Rasaas ooda LAGAG qaado. Miyey San ayaan daro ahyn in xukuumadu ama dadka ay hawshani qusayso ay San wax xil ah is kasaarin.

 

Waxan ku boorinayaa xukumada uu hugaminaayo MADAXWEYNE SILAANYO. In ay Talaabo deg dega ka qaado dhibaatooyinka soo now noqonaya.

 

 

 

W/q: Hibaaq Mohamed Warsame (Hibaaq Dagan)

Fah-fahin: Facebook/Hibaaq Mohamed Hibaaq Dagan

Twitter: Hibaaq Mohamed: Sky:Hibaaq Mohamed

Telephone number +971568366378

Email: muna_lisa2@hotmail.com

 

Emirates

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here