Beeralayda Galoolay Geed Duqsi iyo Garo-cad Oo Siidh Loo Qaybiyay

0
647

Gabiley (HP): Hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO ayaa maanta midho Shinni ah u qaybisay dadka beeralayda ah ee deegaamo  ka kala tirsan goboladda Gabiley iyo Awdal.

Kadib markii ay maanta safar ku tegeen wasiirka beeraha Somaliland iyo masuuliyiin ka socday hay’adda HAVOYOCO deegaamadda Galoolay oo ka tirsan gobolka Gabiley iyo Geed Duqsi iyo Garo-cad ee Awdal.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here