Badhasaabka Selel Oo Dhagax Dhigay Ceelal Biyood Oo Cusub

0
330

Saylac (HP): Guddoomiyaha gobolka Selel, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta dhagax dhigay ceelal-biyoodyo gobolkaasi laga qodayo.

Ceelashani waxaa hirgelinaysa haayadda Save The Children, kuwaasoo maanta si rasmiya loo dhagax dhigay.

DAAWO: Guddoomiyaha gobolka Selel oo dhagax dhigay ceel-biyood:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here