Badhasaabka Sanaag Oo Kormeer Ku Tegay Dararweyne

0
1948

Dararweyne (Hargeisa Press): Guddoomiyaha gobolka Sanaag oo ay wehelinayeen masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer ku tegay degmadda Dararweyne.
Guddoomiyaha iyo weftigiisu markii ay gaadheen Dararweyne, waxaa halkaa ku soo dhaweeyay masuuliyiinta degmadda, madax dhaqameed, iyo dadweynaha degmadaasi.
Waxaanu badhasaabka Sanaag kulamo la yeeshay maamulka degmadda Dararweyne iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Halka Hoose Ka Daawo Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here