“Anigoo ku hadlaya Af-ka beesha Habar Awal waan soo dhawaynayaa shirkan”…

0
541

Burco: (HP): Suldaan Xasan suldaan C/laahi, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa soo dhaweeyay qodobadda laga soo saaray shir beelaha Garxajis iyo Habar Jeclo uga socday magaaladda Burco.

 

Shirkaasi  oo magaciisa lagu sheegay Samo-talis oo muddo afar maalmood ah ka socday magaaladda Burco oo maanta laga soo gebagabeeyay ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah.

 

Suldaan Xasan suldaan C/laahi, oo ka mid ahaa madax dhaqameedkii xidhitaanka shirkaasi lagu soo marti qaaday ayaa sheegay in shirkaasi uu ahaa mid faa’iido u leh labadaas beelood.

 

Halkan Ka Daawo Hadalkii Suldaan Xasan:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here