Wasiirka Biyaha Oo Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Wajale

0
594

Tog-Wajaale (HP): Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maanta soo kormeeray mashruuca biyo balaadhinta magaaladda Wajaale.

Wasiirka ayaa kormeerkaasi ugu kuurgelayay sidii uu qiimayn ugu soo samayn lahaa halka uu marayo mashruucaasi.

Kormeerkaasi waxaa wasiirka biyaha ku wehelinayay badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here