Masuuliyiinta Xisbi Siyaasadeedka CAHDI Oo Kulan Ku Yeeshay Nairobi

0
889

Nairobi (Hargeisa Press.com): Masuuliyiinta xisbiga CAHDI oo ka mida xisbi siyaasadeedyadda ka jira dalka Soomaaliya ayaa qodobo ka soo saaray shir ay ku yeesheen magaaladda Nairobi.

Kulankaas kadib, waxaa warbaahinta uga warbixiyay xoghayaha arrimaha federaalka ee xisbigaasi CAHDI Cabdalla Axmed Ibraahim (Af-waranle).

Halkan Ka Daawo Xoghayaha CAHDI Oo Arrimahaas Faahfaahinaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here