HAMBALYO: Dhalasho Farxad leh Gabadh u dhalatay Abdicasis Dahir

0
4940

Tahniyad Dhalasho Farxad leh – Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Tahniyad Dhalasho Farxad leh u dirayaan. Ganacsade Cabdicasiis Daahir Barkhadle oo maanta Gabadhii ugu dhalatay Cisbitaalka Gargar ee Magaalada Hargeysa, Gabadhaa Oo Loo bixiyay ISRA ABDICASIS DAHIR, Waxaan Illaahay uga baryayaan inuu ka dhigo midi dalkeega, dadkeega iyo diinteedaba anfacda. Aamiin Aamiin Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here