Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Kulmiye oo Ka Hadlay Shir Xisbiyada Siyaasada africa oo uu Marooko kaga qayb galay

0
910

Hargeisa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Isla markaana faahfaahin ka bixiyay Shir uu kaga qayb galay dalka Maroko oo lagaga hadlayay hannaanka Xisbiyada Siyaasadeed.

Halkan Ka Daawo

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here