Daawo Muuqaal: Waraysi Xiiso Badan oo London loogula yeeshay Abwaan Weedhsame

0
881

london, (HargeisaPress) —Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mid ah abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland, Abwaan Weedhsame oo kugan cariga Ingiriiska ayaa waxa uuhabeen dhaweyd waraysi aad u badan oo uu kaga hadlaayey arimo sida fanka iyo Suugaantiisa siiyay Wariye Mohamed Tiriig oo ka mida HCTV london.
Halkan Ka Daawo

 
HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here