Somaliland: Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hoteelka Beerta Libaaxyada

0
810

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta xayiraad ku soo rogtay Hoteelka beerta Libaaxyada oo ku yaala Magaalada Hargeysa, Iyadoona Maxkamadu ay xadiday wakhtiyada uu furnaanayo hoteelkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here