Hargeysa,(HargeisaPress) —Xaalada abaareed ee ka jirta deegaanada gobolka Saaxil ayaa meel adag maraysa,waxaana dadka abaaruhu caydheeyeen ay ka xog warameen xaaladooda nololeed iyaga oo sidoo kalena baaq u direy xukuumadda Somaliland iyo guddiga Abaaraha Heer Qaran.