Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaa Ehelkii iyo Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland-ba Geerida Naxdinta leh ee Xildhibaan Marxuum Cabdillaahi Ibraahin xirsi (Dhugad)

0
905

Anigoo Ah Hoodo Maxamuud Nuur (H.Garays) Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaa Ehelkii iyo Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland-ba Geerida Naxdinta leh ee Xildhibaan Marxuum Cabdillaahi Ibraahin xirsi (Dhugad)

Anigoo magacaygu yahay Hoodo Maxamuud Nuur (Hoodo Garays)Waxan halkan Tacsi uga Dirayaa Dhamaan Shacbi weynaha Reer Somaliland ,Golayaasha Qaranka ,gaar ahaan Golaha Guurtida iyo Dhamaanba ehelkii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi Ibraahin xirsi (Dhugad) oo 08 02 2015 ku geeriyaaday Magaalada Hargeysa

waxa aan Marxuumka Alle uga baryaynaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here