Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa Dhaliilona Usoo Jeediyey Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE

0
932

Hargeysa (HargeisaPress) —Murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo manta dalka dib ugu soo laabtay ayaa soo dhawayntii loo sameeyey waxa uu kaga hadlay ujeedada safar uu maalmihii u danbeeyey dalka dibadiisa ugu maqnaa iyo arrimo kale oo dhawr ah.

Sidoo kalena Faysal Calii Waraabe ayaa dhaliilo usoo jeediyey xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here