Hay’adda ICG oo War-bixin Ku Sheegtay In Guul-darrada Xisbiga KULMIYE Ee Doorashadu Salka Ku...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hay’adda Caalamiga ah ee Qulqulatooyinka Adduunka ee loo yaqaano The International Crisis Group, ayaa majeertay Doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka...

Xogo Daaha Ka Feydaya Mashaariic Cusub oo Soomaaliya Maal-gelinayso oo Ka Dhan Ah Qadiyadda...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladda aan iskeed isku taagi karin ee Soomaaliya, ayaa waxaa ay duullaan cusub ku soo qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland. Duullaankan,...

Mareykanka oo Lagu Eedeeyay Inuu Diidan Yahay Maalgelinta Dimuqraadiyada Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press) – Khabiirka Ameerikaanka ah ee Michael Rubin oo inta badan waxka qora Arrimaha dalalka Geeska Afrika, sida Somaliland, ayaa War-bixin dheer...

Dagaalka Itoobiya iyo Saameynta Geeska Africa

0
Sida aan lawada socono waxa muuqata in dagaalka Itoobiya ka Dhex-qarxay uu maalinba maalinta ka danbaysa kasii darayo, Kadib markii ay dib u qabsadeen...

Yaa Mudan Inuu Noqdo Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiiladda Cusub?

0
Salaasadii todobaadkan waxa soo dhamaaday Doorashada Shirgydoonka Golaha wakiilada somaliland,ee Cusub. Waxa iyana durbadiiba bilaabantay Raadinta jagada Xoghayaha Guud ee Golaha wakiilada oo isna ah...

Dowladda Itoobiya oo Xidhay Xawaaladdo Ay Soomaalidu Ku Lahaayeen Dalkaas

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowladda Itoobiya, ayaa gebi ahaanba waxa ay albaabada isugu dhufatay in ka badan Lix xawaaladood oo Soomaalidu ku lahaayeen...

Ilaa Ay Dadka Somaliland Heshiis Ku Noqdaan Nidaamka Dowladnimo iyo Sida Wax Loo Wada...

0
Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu jiraa 60 sanadood,  30 sanadood waxa ay kaga lumeen midnimadii 1 July 1960 kii ee lagu dhisay jamhuuriyadii Somalia...

Hambalyo Ku Socota Shir-gudoonka Cusub Ee Golaha Ee Wakiilada JSL

0
Anigoo magacaygu yahay Maxamed-Sadiiq Xaaji Yuusuf Dubad, kana mida ahaa Musharaxiintii Xisbiga Waddani uga tartamay Doorashadii Golaha Wakiilada 2021 ee Gobolka Togdheer oo kaliya...

Madaxweyne Biixi oo Dhammaystiray Isku-shaandhayn Uu Ku Samaynayo Xukuumaddiisa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu dhammaystiray isku-shaandhayn ballaadhan oo uu ku samaynayo xukuumaddiisa, Sida ay ilo xogogaal...

Somaliland oo Mustaafurisay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda EUCAP

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa dhawaan dalka ka mustaafurisay saddex sarkaal oo ka tirsan Hay’adda EUCAP oo ka shaqaysa Arrimaha Badda Soomaaliya...