Hebel haadba ma haysto Falanqayn Doodii Jimcaha ee BBC Somali 17/02/2017

0
Waxaa igu filnaatay kalmad cajiiba oo si fudud dadku isku tuurtuuri jireen oo ah hebel haadba ma haysto. Waxan loo dirirayaa loo kala qaloonayaa ninba...

TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY

0
Isagoo gaade ah oo raad raacaya dhiigii aabihii ayuu roob mahiigaan ahi kaynta dhexdeeda ku qabsaday laylka dhexdiisa markaasuu dugaal  biday in uu la...

LOOMA OOYAANKII AAN TAARIIKHDA LAHAYN W/Q: Maxamed Cabdikarim (M-Maarshaal)

0
Indhahaygu way ilmaynayeen, qalbigayguna wuu murugoonayay,maskaxdaydu su’alo badan ayay is waydiinaysay, qaraaca wadnahaygu aad ayuu u sareeyay, qalinka iyo buugu waa iskugu kay hagaagi...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Muddadii 70-ka casho ahayd ku soo dhamaysay diiwaangelintii shaqaalaha...

0
“Xukuumadan Cusub waxa ay ku guulaysatay tirinta shaqaalaha dawlada Goob, Gobol iyo Geed walba si loo tayeeyo” Hargeysa,(HargeisaPress) —Iyada oo Mudooyinkii u dambeeyey hay’adda shaqaalaha...

Dawladda Iyo Nolosha –Qaybtii Koowaad. W/Q: Dr-Mohamed Abdilahi

0
Dawladnimoda iyo fasiraaddeedu waxa ay in mugleh ka haysatay doodaha falsafadda siyaasadda iyo aqoonta bulsho muddo aad u dheer oo ku taxan sooyaalka uunkeena...

Telefishinka Aljazeera Oo Caawa Baahiyey Barnaamij Waxyeelo Ku ah Danaha Somaliland Iyo Shirkadda...

0
Telefishanka Al Jaseera Qaybtiisa Carabida Ayaa Caawa Baahisay Muqaal Lagu Xasaradaynayo Heshiiska Shirkada Dp World Iyo Xukuumada Somaliland Waxana Barnaamijkaas Laga Soo Maleegay Magaalada...

Dawladnimo Qabyaaladaysan mise Qabyaalad Dawladaysan? W/Q. Maxamed Saleebaan Cumar

0
Halbeegga ugu mudan ee badiba maanta wax lagu qiimeeyaa waa qabiil. Wax kasta oo dalka ka socdaa waxay u socdaan sifo beelaysan. Waxa loo...

Kulmiye waa xusbi ay qabiilnimadu ay biyo dhigtay. Cali kubad

0
Maxay wadaagaan Xukuumada Kulmiye iyo Carabta Badowiyiinta ahi? Maahmaah baa jirta Carabta Badowda ah, ee saxraaga ku nooli ay leedahay oo ah "Anigu waxaanu...

Maanso Lagu Maamusay Madaxweynaha D D S Mustafe Cagjar

0
Daawo Maanso Lagu Maamusay Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo safar ku yimiday Somaliland. https://youtu.be/YAa6yuKj9IY Zayid Hanad M Madar

Berbera Isbedelka Qiimaha Xad Dhaafka Ah Ee Dhulkii Iyo Guryihii Ku Yimi Maxaa...

0
( Himiladii cigaal hadaynaan hirgalin, Hamigu waa been ) Maanta waxa ay ku beegan tahay maalintii uu Geeriyooday Aabihii salka U dhigay Nabada iyo...