Xukuumadda Somaliland Oo Dabada Ka Riixaysa Banaan-baxyo Aan La Garanayn Meel Ay U Jihaysan Yihiin Iyo Caruur Yar Yar Oo Laga Soo Saaray Dugsiyadii Waxbarasho Ee Ay Dhiganayeen

0
736

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa gobolada dalka ka bilowday abaabulka banana-baxyo aan la garanayn meel ay u jihaysan yihiin isla markaana dugsiyadii waxbarasho laga soo saaray caruur yar yar .

 

Magaaladani waa magaalo madaxda caynaba ee xarunta gobolka saraar waxaana saaka ka dhacay banana bax ay isku soo baxeen caruur yar isla markaana maamulayaasha dugsiyada ku amreen inay soo baxaan isla markaana mudaharaadaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muuqaalka caruurta yar yar ee saaka ka banaan baxay magaalada caynaba iyo intay laa leeg yihiin oo wajiyadooda aaad ka dheehan karto.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here