Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga WADDANI ayaa War-murtiyeed kasoo saaray khilaafka Diblomaasiyadeed ee wadamada Khaliijka ka dhex qarxay iyo xidhiidhka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya,fariina u diray xukuumadda Somaliland.
War-murtiyeed ayaa waxa akhriyey gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.