Xisbiga Waddani Oo Laamihiisa Jarmalka iyo UK Isku Shaandheeyay

0
878

Hargeysa, (HargeisaPress) — War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa lagu sheegay in xilal cusub loogu magacaabay laanta xisbiga Waddani ee dalka Jarmalka, halka qaarna xilalkay hayeen laga bedelay kuwo cusubna loo dhiibay.

Digreetadan xisbiga ayaa lagu sheegay in xilalkani muhiim u yihiin hawlaha shaqo iyo isku xidhka xisbiga Waddani.

Xisbiga waddani ayaa sidoo kale guddidiisa Dalka Ingiriiska isku shaandhayn ku sameeyay.

laanta xisbiga Waddani ee dalka Jarmalka
laanta xisbiga Waddani ee dalka Jarmalka
Isku shaandhayn Laanta UK ee xisbiga Waddani
Isku shaandhayn Laanta UK ee xisbiga Waddani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here