Xildhibaan Batuun oo Soo Jeediyay Tallooyin Lagu Xalinayo Jabhadda Gacan-libaax

0
1272

Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay xaaladaha cakiran ee ka taagan Somaliland.

Xildhibaan Barkhad Batuun, ayaa waxaa uu soo jeediyay tallooyin wax lagaga qabanayo kooxda hubaysan ee ku jirta buurta Gacan-libaax.

Sidoo kale, Xildhibaanka, ayaa waxaa uu sidoo kale ka hadlay sidii loo fur-daamin lahaa khilaafka siyaaaadeed ee wakhtigan dalka ka taagan.

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun, waxa uu tallooyinkan ka jeediyay fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda Somaliland oo ay mudaneyaashu dooddo kala gedisan kaga dhiibteen xaaladaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here