Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Dhaliishay Nidaamka Garsoorka Dalka

0
1031

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha xarunta xuquuqal iinsaanka madaxa banaan ee Somaliland Guuleed Axmed Dafac, ayaa dhaliilay nidaamka cadaaladda iyo garsoorka dalka oo uu sheegay in dadka masaakiinta ah culays badan lagu saaaray.

Guuleed Axmed Jaamac, waxa uu sheegay in dhibaatadda ugu weyn ee dadka aan codka lahayn ay tahay iyadoo aanay jirin meel lagu xisaabiyo kuwa awoodda haya, isla markaana sharcigii dalku keliya uu qabanayo dadka jilicsan.

Daawo Guuleed Dalfac oo arrimahaas ka hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here