Laascaanood: Awaamiir Lagu Soo Rogtay Gaadiidka Ka Dhex Shaqeeya Magaaladda

0
1455

Laascaanood (Hargeisa Press.com): Dawladda hoose ee  Laascaanood ayaa soo saartay awaamiir lagu nidaaminayo gaadiidka dhex mara magaaladda, kadib markii bulshadu cabashooyin badan ka keeneen arrintaasi.

Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyay in awaamiirtaasi ay si gaara ugu soo rogeen gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bijaajta.

Halkan Ka Daawo C/casiis Taarwale oo arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here