Hargeysa, (HargeisaPress) —Xafiiska imtixaanaadka Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay natiijadii imtixaanadka dugsiyada hoose ee FASALADA 8-aad iyo Dugsiyada Sare EE fasalada 4-aad. sanadkan ayaa tirada ardayda dhacday badatay, kadib markii wasaarada Waxbarashadu ay sameysay hanaan iyo talaabooyin lid ku ah qishka imtixaanadka.
Home Latest News Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Shaaciyey Natiijadii Imtixaanada iyo Dugsiyadii Ugu Sareeyey