Xafiiska Bixinta Liisamadda Gawaadhiga Laascaanood Oo Xadhiga laga jaray

0
805

Laascaanood (HP): Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo jidadka Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska Mishiinka bixinta Liisamadda gaadiidka ee magaaladda Laascaanood.


Waxaana munaasibadda xadhig ka jarista ka qayb galay wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland oo Sool u jooga hawl nabadayn ah.


Sidoo kale waxaa xafladaasi ka soo qayb galay maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda laascaanood.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here