Wasiirka Biyaha Somaliland oo Jabuuti Kaga Qayb Galay Munaasibada Maalinta Naafada Aduunka

0
826

Djibouti (HP): Wasiirka biyaha Somaliland ayaa magaaladda Jabuuti kaga qayb galay xaflad loo sameeyay dadka naafadda ah.

Waxaana ka wayb galka xafladaasi wasiirka ku wehelinayay safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti.

Wasiirka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye,ayaa safar shaqo ku jooga dalka jamhuuriyadda Jabuuti.

Kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Jabuuti.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here