Wasiirro Kormeeray Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Laascaanood

0
782

Laascaanood (Hargeisa Press)- Xubno ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland oo hawlo shaqo u jooga gobolak Sool ayaa maanta soo kormeeray jidka isku xidha Kalabaydh iyo Laascaanood.

Waftigan kormeeray ayaa kala ah Wasiirka wasaaradda Gadiidka iyo horumarinta Jidadka, wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Wasiirka Dastuurka iyo Xidhiidhka Goleyaasha, Wasiirka Cadaaladda, maamulka gobolka Sool iyo ka degmada Laascaanood, Taliyaha ciidamada Booliska ee gobolka Sool.

Waddadaasi oo dhererkeedu gaadhayo ilaa 32 KM waxaa dhismaheedda iska kaashaday bulshadda deegaankaasi.

Daawo:Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here