Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha garsoorka ee Somaliland Mudane Axmed Faarax Cadare ayaa Sheegay In Xadhiga Saxafiyiinta Loo Mari Doono Hab Sharci Ah, isaga oo sheegay inaan la xidhi doonin saxafi danbe oo aan waaran maxkamadeed looso wadin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa