Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in ay xal ka gaadheen ka wasaarad ahaan xanuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay deegaano ka tirsan gobolada galbeedka Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay sida ay uga qayb qaateen gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa