Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos ayaa ka hadlay qorshayaasha uga meel yaala biyaha mara dooxyada Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay shilkii shalay ka dhacay dooxa Aw-barkhadle ee duleedka magaalada hargeysa isla markaana uu dooxu ku qaaday laba hablood oo walaalo ah.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP