Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshaha Uga Meel Yaala Biyaha Mara Dooxyada Somaliland Iyo Shilkii Ka Dhacay Dooxa Aw-Barkhadka Ee Duleedka Magaalada Hargeysa

0
1078

Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Xuseen Cabdi Boos ayaa ka hadlay qorshayaasha uga meel yaala biyaha mara dooxyada Somaliland,sidoo kalena waxa uu ka hadlay shilkii shalay ka dhacay dooxa Aw-barkhadle ee duleedka magaalada hargeysa isla markaana uu dooxu ku qaaday laba hablood oo walaalo ah.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here