Wasiir Sacad Cali Shire Oo Soo Bandhigay Heshiiska Saldhiga Milateri Ee Berbera Laga Bixiyey Ee Ay Kala Saxeexdeen Dalalka Somaliland Iyo Imaaraadka Carabtu

0
1013

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa soo bandhigay heshiiska saldhiga Milateri ee ay kala saxeexdeen dawladaha Somaliland iyo Imaaraadka Carabtu isla markaana laga bixiyey magaalada Berbera.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here