Wasaaradda Beeraha Oo Qalab Gaadhsiisay Beeralayda Deegaamo Ka Tirsan Gabiley

0
691

Gabiley (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland oo ay wehelinayeen xubno ka mida madaxda haayadda Phara foundation ayaa 60 beeralay ah ku wareejiyay Qarbadadda  Berkadaha, qalabka loo isticmaallo hanaanka casriga ah ee warraabka beeraha.

Sidoo kale waxaa beeralaydaasi la gaadhsiiyay qalabka beeraha lagu fasho gaar ahaana deegaamadda  Botor iyo Illinta oo k aka tirsan gobolka Gabiley.

Agaasimaha Rooble Cabdi Muuse, soo jeediyay in loo gurro qaabka casriga ah ee beeraha loo beerto, si horumar looga gaadho wax soo saarka dhinaca beeraha.

Sidoo kale madaxa haayadda Pharo foundation ayaa isna ka warbixiyay muhiimadda ay mashaariicdaasi u leeyihiin beeralayda deegaamadaasi.

 

DAAWO: WARKAASI:

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY