Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Geerida Muwaadin Reer Somaliland Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Garoowe

0
193

Hargeysa,(HargeisaPress)–Alle ha unaxariistee waxaa magaalada garoowe ee maamul goboleedka Punthland maanta ku geeriyooday Marxuum CABDI XAAJI XASSAN ABRAAR Oo ahaa Saraakiisha ugu saraysa ee mudada badan ka shaqaynayey Hay’ada dulimaadyada Ee Somalia kana soo jeeday Somaliland kaasi oo geeridiisu ay dhalisay dareeno kala duwan islamarkaana lala xidhiidhiyay dilkii hore dhawaan magaalada muqdisho loogu gaystay marxuum cabdinaas muuse dahable oo isna kamid ahaa shaqaalaha haayada duulista ee maamulka somaliya iyo xildhibaan hore marxuum Axmed Aadan oo isna muqdisho ku geeriyooday kaasi oo geeridiisa shaki badan ku abuuray shacabka Somaliland.

Hadaba mid kamid ah ehelada marxuum Cabdi Xasan oo maanta ku geeriyooday ayaa ka hadlay xogo badan oo ay geeridiisa ka heleen

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here