War-saxaafadeed: Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha Wakiiladda Somaliland + SAWIRRO

0
750

Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudane Maxamud Ismaacil Xasan ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa  uu iska casilay Xildhibaan Cali Mareexan oo loo magacaabay Wasiirka .

 

Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay  Maxkamadda Sare.

 

War-saxaafadeed Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha

 

dhaarin 1

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here